Posts

So Dhawow- Welcome

Image
  As salamu caleykum wa rahmatullahi wa barakatuhu. Ku so dhawow Guul Aduun Iyo Akhiro . Waxaad halkan ka helaysa faaidoyin yar oo nogu caawinayan inaan gaadhno guulka aduun iyo akhiro InshaAllah. Wax kasta aad helaysa waa wax sunada iyo quranka laga hela ama shuyukuh ahlu sunah ah oo cilmiga laga baran karo ama kalmadooyin yar oo ka imanaya naftayda ama walaalo kale oo ahlu sunah ah oo aan rajaynayna inay kalmadahas nogu cawiyan dhamanteena inaan guulka aduun iyo akhiro gaadhno hadu ilaahay yidhahdo. Waxaa kale aad helaysa faaidoyin af english ama carabi lagu qoray ee aan af somali ku turjimno si aay dadka af somaliga fahman aay ka faideystan. Ilaahay ha inoo fudaydiyo inaan guulka aduun iyo akhiro helno dhamnteena, amiin.  Waxaan ilaahay ka baryaya inuu na ogalado inaan ka wada faideysano inshaAllah. Barak allahu feekuna. -Admin